Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay Masuuliyiin oo ka dhacay Buuhoodle

Qarax Ismiidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa caawa Salaadii Maqrib kadib waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida aan Wararka ku heleyno qaraxan waxaa ku dhintay  C/fataax Maxamed Cali (Rodman) oo horay u soo noqday la Taliyaha Ra’iisul Wasaarihii hore … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay Masuuliyiin oo ka dhacay Buuhoodle